Odayaasha iyo dadka ku nool Gobbolka Gedo, gaar ahaana deegaanada ku yaalla xadka ee nawaaxiga Degmada Ceelwaaq ayaa cabasho xooggan ka muujinaya duqeyn la sheegay in diyaaradaha Kenya ay u geysanayaan deegaano ay ku nool yihiin da rayid ah. Duqeyntii u danbeysay waxaa ku dhintay afar caruur ah iyo qof haween ah, waxayna ka dhacday meel u dhow Ceelwaaq. Maxamed Xuseen Faarax iyo qaar kale oo kamid ah dadka ku nool deegaanadaasi ayaa Wariyaha VOA ee Jubbooyinka Khadar Maxamuud Xareed uga warramay cabashadooda.
from VOA http://ift.tt/294VDS0
via IFTTT
Tuesday, June 28, 2016
Dadka Gedo oo Ka Cabanaya Duqeymo
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment