Maxkamadda dalka Masar ayaa lix qof oo ay ku jiraan laba qof oo u shaqaynayey telefiishanka Al-Jazeera ku xukuntay dil kaidb markii lagu helay inay sirta waddankaasi Masar u gudbiyeen dalka Qadar. from VOA http://ift.tt/1UhpfNg via IFTTT
No comments:
Post a Comment