Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan raali ka noqon doonin in Qaxootiga ku jira xerada qaxootiga Dhadhaab si qasab ah looga soo saaro xeradaasi. from VOA http://ift.tt/28IWRPV via IFTTT
No comments:
Post a Comment