Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaarey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaasi oo oo uu si rasmi ah uga furay doono shirka Madasha qaran. from VOA http://ift.tt/28PChP2 via IFTTT
No comments:
Post a Comment