Wefti uu hoggaaminayo wasiiru-dawlaha arrimaha debedda ee Itoobiya Regasa Kefalewu ayaa safar ku tegay magaalada Hargeysa, waxaanay wada-hadallo la yeesheen masuuliyiinta Somaliland. from VOA http://ift.tt/1U17GeJ via IFTTT
No comments:
Post a Comment