Saturday, June 11, 2016

UNHCR: Beesha Caalamku way Ku Guuldaraysatay Maalgashiga Soomaaliya

Madaxa Hay'adda Qaramada Midoobay u Qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR Filippo Grandi ayaa sheegay in beesha caalamku ay ku guuldarraysatay inay maalgelin ka samayso Soomaaliya, si fursad loo siiyo qaxootiga kusoo laabanaya waddanka.

from VOA http://ift.tt/1szQ1UL
via IFTTT

No comments:

Post a Comment