Ciidamada maamulka Puntland ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta magaalada Qanadala ee gobolka Bari oo maalmihii dhowaa ay kula dagaalamayeen maleeshiyo taabacsan kooxda Daacish. from VOA http://ift.tt/2hgbq3I via IFTTT
No comments:
Post a Comment