Dadka reer Gambia ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta doorashada madaxweyne, halkaasi oo madaxweynaha talada haya Yahya Jammeh oo xukunka hayey tan iyo sanaddii 1994-kii uu markii shanaad ordayo. from VOA http://ift.tt/2gOpg9j via IFTTT
No comments:
Post a Comment