Dawladda Djibouti iyo hay'adaha qaabilsan muhaajirtiinta ayaa billaabey iney ka dhoofiyaan garoonka diyaaraddaha ee Djibouti dad tahriibayaal ah oo u dhashey Ethiopia oo laga so celiyey dalka Yemen. from VOA http://ift.tt/2hmULMa via IFTTT
No comments:
Post a Comment