Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan Maxamed Cabdulle Fiidow ayaa ka bad-baaday isku day dil kadib markii maleeshiyo ay ku weerareen gaadiid uu la socday meel u dhow degmadaas. from VOA http://ift.tt/2fViUXX via IFTTT
No comments:
Post a Comment