Waxa beri la filaya in maalinta berrito (Arbacada) uu magaalada Muqdisho ka furmo shirka madasha wada-tashiga qaran, kaas oo looga hadli doono arrimaha doorashooyinka Soomaaliya. from VOA http://ift.tt/2h0g96E via IFTTT
No comments:
Post a Comment