Warar ka imanaya duleedka degmada Qandala ee gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in maanta xaaladdu dagan tahay, kadib dagaallo xooggan oo shalay dhexmaray ciidamada Puntland iyo maleeshiyada Daacish. from VOA http://ift.tt/2fW5Gfg via IFTTT
No comments:
Post a Comment