Maleeshiyada ururka al-Shabaab ayaa la sheegayaa inay qof ku dileen, sidoo kalena laba macallin ay ku afduubteen weerar ay xalay ku qaadeen tuullada FAFI oo 90 km u jirta magaalada Gaarissa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya.
from VOA http://ift.tt/2rod45J
via IFTTT
No comments:
Post a Comment