Monday, June 5, 2017

Awdal: Dad Ka badan 60 oo uu Shuban Biyood Soo Ritay

Waxaa waayadan dambe ka jiray degmada Borama ee Gobolka Awdal xanuunka Shubanka. Bukaano ka badan 60 qof oo uu soo ritay xanuunkaasi ayaa la dhigay Cusbataalka Boorama.

from VOA http://ift.tt/2sM2WmI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment