Waxaa baaqday kullan baarlamanka Soomaaliya uu maanta ka yeelan lahaa sarkaalkii ka tirsanaa Jabhadda ONLF ee dhawaan ay dowladda Soomaaliya u dhiibtay dowladda Ethiopia, Cabdikariim Qalbi Dhagax. from VOA http://ift.tt/2gRIP1V via IFTTT
No comments:
Post a Comment