Ciidamada booliska ee magaalada Boosaaso ee Puntland ayaa gacanta ku dhigay mid ka mid ah ragga ugu waa weyn ee magafayaasha dhallinyarada ka tahriibiya Soomaaliya. from VOA http://ift.tt/2wAcxA9 via IFTTT
No comments:
Post a Comment