Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhimatay, siddeed kalena wey ku dhaawacmeen isku dhac saakay magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamo kawada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya. from VOA http://ift.tt/2yffqH2 via IFTTT
No comments:
Post a Comment