Warbixin cusub oo ay soo saartay hay'adda UNDP ee QM ayaa laug sheegay in sababaha ugu weyn ee dhalinyarada Africa ku riixaya in ay ku biiraan kooxaha xagjiriinta ay ugu wacan tahay saboolnimada, shaqo la'aanta iyo fursadaha nolosha oo aan soo gaarin.
from VOA http://ift.tt/2j73944
via IFTTT
No comments:
Post a Comment