Dowladda Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadashay go'aankii Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax, oo ah sarkaal ka tirsan ururka ONLF, loogu dhiibay dowladda Ethiopia. from VOA http://ift.tt/2vLpauS via IFTTT
No comments:
Post a Comment