Saturday, September 9, 2017

Duufaanta Irma oo Iminka Garaacaysa Floria

Duufaanta Irma ayaa billowday in ay garaacdo xeebaha gobolka Florida ee dalkan Mareykanka, taasoo durbaba dhalisay in 75 kun oo ruux ay iska diiwaan geliyaan xarumaha dag daga ah ee ay dowladu diyaarisay.

from VOA http://ift.tt/2vXqdrI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment