Madaxweyne ku-xigeenka Maamul Goboleedka Galmudug ayaa rajo weyn ka muujiyey inay hirgalaan natiijooyinkii dadaalladii nabadeed ee maalmahan ka dhex socday labada maamul ee Galmudug iyo Puntland. from VOA http://ift.tt/2gYlbB7 via IFTTT
No comments:
Post a Comment