Monday, September 11, 2017

Maraakiib Loo Diray Florida

Aqalka Cad ee looga arrimio Mareykanka ayaa sheegay in gurmadki ugu ballaarnaa abid uu milatariga Mareykanka sameeyo ay hadda ciidamu ka wadaan meelaha ay saameysay duufaanta Irma ee Gobolka Florida iyo dalalka Caribbean-ka.

from VOA http://ift.tt/2w3vvlw
via IFTTT

No comments:

Post a Comment