Duufaanta Hurricane Irma oo watada dabeylo xooggan oo saacaddii ku socda xawaare dhan 280 Killomitir iyo roobab mahiigaan ah ayaa ku dhuftay Jasiirado ku yaala Badda Caribbeanka. from VOA http://ift.tt/2wNvgby via IFTTT
No comments:
Post a Comment