Xisbiga talada haya ee garabka midig ee dalka Norway ee ay hogaamiso Ra'isulwasaare Erna Solberg ayaa guul ka sheegtay doorasho baarlamaani ah oo dalkaasi ka dhacday Isniintii. from VOA http://ift.tt/2f19aOx via IFTTT
No comments:
Post a Comment