Ugu yaraan 7 qof, oo 6 ka mid ah ay isku qoys yihiin, ayaa dhintay kadib markii ay la qaraxday miino waddada bartankeeda lagu aasay, degaan qiyaastii 7 km dhinaca galbeed ka xiga magaalada Buuloburte. from VOA https://ift.tt/2GM8sjJ via IFTTT
No comments:
Post a Comment