Ugu yaraan 53 ka tirsan maleeshiyada ururka Al-Shabaab, ayaa lagu dilay weerar shalay ay ku qaadeen saldhig ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin magaalada Buula Mareer. from VOA https://ift.tt/2ImBcNb via IFTTT
No comments:
Post a Comment