Baraawe: Qarax Ka Dhacay Garoon Kubadeed oo Dhimasho Sababay
Wararka ka imaanaya magaalada Barawe ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ugu yaraan afar dhalinyaro ah ay ku dhinteen dhowr kalena ay ku dhaawacmeen qarax maanta halkaasi ka dhacay.
No comments:
Post a Comment