Tuesday, April 10, 2018

DS oo Iska-fogeysay Cambaareynta Imaaraadka Carabta

Dawladda Soomaaliya ayaa ku gacan sayrtay cambaarayn uga timid dhinaca dalka Imaaraadka Carabta oo la xiriritay lacagtii ciidamada amnigu ay ku qabteen garoonka diyaaradaha ee Muqdishu maalintii Axaddii.

from VOA https://ift.tt/2v5q5Xn
via IFTTT

No comments:

Post a Comment