Xeerka Kufsiga oo ay horay u ansixiyeen Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta ay ansixiyeen Golaha Guurtida, ka dib markii ay wax-ka-beddel ku sameeyeen sidii golaha wakiilladu ku ansixiyeen. from VOA https://ift.tt/2Erwvj1 via IFTTT
No comments:
Post a Comment