Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee baarlamanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa maanta iscasilay kadib saddex toddobaad oo loolan siyaasadeed uu kala dhaxeeyey ra'iisul wasaare Xasan Kheyre. from VOA https://ift.tt/2HkOMRV via IFTTT
No comments:
Post a Comment