Monday, April 9, 2018

Hiiraan: 7 Qof oo Ku Dhimatay Dagaal Beeleed

Ugu yaraan 7 qof ayaa lagu dilay in ku  dhow 10 kalana wey ku dhaawacmeen ka dib markii dagaal laba malayshiyo beeleed uu maanta ku dhexmaray degaan hoostaga degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan, sida ay idaacadda VOA u sheegeen dadka degaanka

from VOA https://ift.tt/2qhNDDD
via IFTTT

No comments:

Post a Comment