3 qof ayaa dhimatey, 4 kalena waa ay ku dhaawacmeen markii duqeyn lala beegsadey hal qoys ah gurigooda, meel 25 KM koonfur kaga beegan deegaanka Kaamjaroon ee duleedka galbeed ee magaalada Kismaayo. from VOA https://ift.tt/2Gs2tgG via IFTTT
No comments:
Post a Comment