Sunday, April 1, 2018

Mareykanka oo Diiday Mooshinki Golaha Amaanka ee Falastiin

Dowlada Mareykanka ayaa is hortaagtay mooshin uu soo diyaariyay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay kaas oo ku baaqaya in baaritaan madax bannaan lagu sameeyo rasaas nool oo toos ah oo ay ciidamada milatariga Israel u adeegsadeen kumannaan Falastiiniyiin ah oo ku mudaaharaadayay Marinka Gaza.

from VOA https://ift.tt/2JbjQnF
via IFTTT

No comments:

Post a Comment