Tuesday, April 10, 2018

Qarax Baydhabo Ka Dhacay oo Dhimasho Sababay

Hal qof ayaa ku dhintay, tiro kalena way ku dhaawacmeen, kadib qarax ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarrunta gobolka Bay, maanta.

from VOA https://ift.tt/2GSDROA
via IFTTT

No comments:

Post a Comment