Tuesday, April 10, 2018

Trump oo Ka Jawaabi Doona Weerarkii Siiriya

Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in maamulkiisu uu ka fiirsanayo  jawaabta uu ka bixinayo weerarka la sheegay in kiimikada loo adeegsaday ee ka dhacay duleedka caasimadda Siiriya.

from VOA https://ift.tt/2GKWWGl
via IFTTT

No comments:

Post a Comment