Aqalka Wakiilada ee dowlada Mareykanka ayaa shalay ansixiyay qaraar ugu baaqaya dowlada Itoobiya in ay kordhiso ixtiraamka xuquuqda aadanaha, nidaamka sharciga ah iyo dumoqraadiyadda. from VOA https://ift.tt/2v7RQi1 via IFTTT
No comments:
Post a Comment