Kooxda Atletico Madrid ayaa hal lug la gashay wareega sideeda koox ee koobka Champions League kaddib marki ay xalay 2-0 ku garaacday kooxda Juventus. from VOA https://ift.tt/2BLeltP via IFTTT
No comments:
Post a Comment