Kooxda Taliban ayaa sheegtay inay rajeeneyso "natiijo cad oo miro-dhal ah" oo kasoo baxa wada-xaajoodyo ay la leeyihiin saraakiisha Mareykanka oo maanta ka billowday magaalada Doha ee dalka Qatar. from VOA https://ift.tt/2BRXZzz via IFTTT
No comments:
Post a Comment