Gool uu daqiiqadi ugu danbeysay ciyaarta u saxiixay Raheem Sterlin ayay Manchester City uga badisay xalay kooxda Schalke oo ay ku dubatay 3-2, ciyaar ka tirsaneyd wareega 16-ka ee tartanka Yurub. from VOA https://ift.tt/2U1Ukqe via IFTTT
No comments:
Post a Comment