Inta badan dunida waxa maanta oo kale, 21-ka Feberwari laga xusaa afka hooyo. Warbixin gaar ah oo ku saabsan afka Soomaaliga iyo waayahiis maanta waxa inoo hayo Jaamac Buulle Jaamac. from VOA https://ift.tt/2GDxq5u via IFTTT
No comments:
Post a Comment