Tuesday, February 19, 2019

Caruur Qaliin Wadnaha Loogu Soo Sameeyay Faransiiska oo Jabuuti Lagu Celiyay

Hay'ad Faransiis ah ayaa Jabuuti ku celisay caruur  Jabuutiyaan ah oo qaliin dhinaca wadnaha ah Faransiiska loogu soo sameeyay.

from VOA http://bit.ly/2Vb86qJ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment