Tuesday, February 19, 2019

USA: 16 Gobol oo Maxkamad la Tiigsanaya Maamulka Trump

16 gobol oo ka mid ah maamullada gobollada Mareykanka ayaa magdhow weydiisanaya maamulka Madaxweyne Donald Trump, ka dib ku dhawaaqiddiisii xaaladda deg degga si uu dhaqaale ugu helo derbi uu doonaayo in laga dhiso xadka Mareykanka iyo Mexico.

from VOA http://bit.ly/2GVKFxo
via IFTTT

No comments:

Post a Comment