Friday, February 15, 2019

Trump oo ku dhawaaqi doona xaalad deg deg ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa in uu ku dhawaaqo xaalad deg deg ah oo qaran si uu uga maarmo in Kongreska uu u ansixiyo lacag uu doonayo in uu ku dhiso xadka Mareykanka iyo Mekisko.

from VOA http://bit.ly/2EbdZhI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment