Saturday, February 16, 2019

Doorashada Nigeria oo dib loo dhigay

Dadka reer Nigeria ayaa saakay ku soo toosay war kasoo baxay guddiga doorashada Nigeria oo shacabka loogu sheegay  in doorashada madaxtinimada dib loo dhigay ilaa todobaadka danbe.

from VOA http://bit.ly/2S78QuJ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment