Friday, February 15, 2019

Madaxweyne Trump oo xaalad deg deg ah ku dhawaaqay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo qaran si uu uga maarmo in Kongreska uu u ansixiyo lacag uu doonayo in uu ku dhiso xadka Mareykanka iyo Mekisko.

from VOA http://bit.ly/2IgY065
via IFTTT

No comments:

Post a Comment