Ciidamada ammaanka ee magaalada Boosaaso ayaa howl-gal ay ka sameeyeen magaalada ku soo qabtay dad ay sheegeen inay falal amni darro ah magaalada ka wadeen. from VOA http://bit.ly/2N3EmJc via IFTTT
No comments:
Post a Comment