Tuesday, February 19, 2019

Dad rayid ah oo ku dhintay qarax ka dhacay duleedka Jowhar

Ugu yaraan laba qof oo shacab ah ayaa ku dhintay ka dib markii ay miino la qaraxdey gaari ay saarnaayeen dad rayid ah gelinkii dambe ee maanta.

from VOA http://bit.ly/2ScKjob
via IFTTT

No comments:

Post a Comment