Kooxda Ajax ayaa qarka u saaran in ay hanato horyaalka dalka Holland kaddib marki ay shalay 4-1 ku garaacday kooxda Utrecht. Halka kooxda kusoo xigta ee PSV ay 1-0 ku khasaartay AZ Alkamaar. from VOA http://bit.ly/2vTLdgD via IFTTT
No comments:
Post a Comment