Tuesday, May 7, 2019

Ammaanka Masaajidada dalalka Yurub oo la adkeeyey

Mudooyinkii u danbeeyey deegaanada Somaliland waxa ku soo badanaya shilalka gaadiika iyadoo 24-kii saacadood ee u danbeeyey ay ku waxyeeloobeen in ka badan toban qof  kuwaasi oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Wasiirka gaadiidka iyo horeumarinta jidadka ee Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan oo VOA u warmay ayaa sheegay inay shilalka soo badanaya aawadeed adkeeyeen qaadashada ruqsada wadista gaadiidka. Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa sidoo kale sheegay inay hirgalinayaan hanaanka baadhista badqabka gaadiidka, waxaana uu wasiirku u waramay Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.      

from VOA http://bit.ly/2V6lMmf
via IFTTT

No comments:

Post a Comment