Wararka ka imaanaya deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in saakay halkaasi ay weerar ku qabsadeen ciidamada dowladda Federalka Soomaaliya. from VOA http://bit.ly/2LhCsaH via IFTTT
No comments:
Post a Comment